MOHAMED KADHEERI IYO XAMDI BILAN | WACAD - LABO IS AAMINAY | 2020 OFFICIAL MUSIC VIDEO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 апр 2025
  • DADNA RUUX KU AANINAY
    IYO WACAD ILAAHAY
    MIDNA LAMA ILLAAWEE
    HA HALLAYN AAYAHA
    …………..
    QAARAAMI - HEES SOMALI
    (OFFICIAL MUSIC VIDEO)
    -XUSUUSTI- WAABERI LEGENDS
    MAXAMED NUUR GIRIIG &
    SAHRA AXMED
    XAMDI BILAN FT MOHAMED KADHEERI
     CAMERA BY: INJEEDEY
     EDITED BY: ABDI ASKARI
     VR BY : MOHAMED KADHEERI
     DIRTEDING : MAXAMED KAADHEERI
     MUSIC: MOWLIID X. FAARAX
     ELITE HOTEL - MOGADISHU
     BULBULO BEAUTY SALON
    --- --- --- ---
    ©ABDIASKARITUBE 2020
    .............................................
    ABDIASKARI MEDIA PRODUCTIONS
    SULDAAN SEERAAR
    MISS XIIS
    KIIN JAAMAC
    NADIIRA NAYRUUS
    SHAADIYO SHARAF
    GULLED SIMBA
    XARIIR AHMED
    XIDIGAHA GEESKA
    JIGJIGA - HARGEYSA - XAMAR
    AROOSKA ISKALAAJI
    HOODO GARAYS
    -------------------------------------
    Enjoy, Comment Accordingly, Share and
    Subscribe to our channels to keep up to date with
    All the latest news and updates,
    Join Us on Facebook @ / abdiaskaritube
    Follow us on twitter @ / abdiaskaritube
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    …………………………………………………
    Our Main Channel … / abdiaskaritube
    Our new Channel …. / abdiaskarimedia
    ''And thumbs up if you thing I brought this video to your attention'' Thanks

Комментарии • 1,4 тыс.

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE  5 лет назад +997

    Inta is Aaminsan Soo Dhowaada :)

  • @dr-mohammeddheereeye360
    @dr-mohammeddheereeye360 5 лет назад +12

    Midhaha heesta, codka labada fanaan , qaabka loo duubay iyo actionka ay bixinayaan ayaanba jirin wax loo dhigo masha allah xamda waa quruxley🥰
    Horaa looyidhi "hadday dhuubo weyd tahay waa raaxo kaa dhiman"❤🙏

  • @EhluQaraam
    @EhluQaraam 8 месяцев назад +2

    DADNA RUUX KU AANINAY
    IYO WACAD ILAAHAY
    MIDNA LAMA ILLAAWEE
    HA HALLAYN AAYAHA
    …………..
    QAARAAMI - HEES SOMALI
    (OFFICIAL MUSIC VIDEO)
    -XUSUUSTI- WAABERI LEGENDS
    MAXAMED NUUR GIRIIG &
    SAHRA AXMED
    XAMDI BILAN FT MOHAMED KADHEERI

  • @staystrong787
    @staystrong787 5 лет назад +221

    Dhoola caynta xamdi bilan hadad ka heshay ♥️ reply igu so dheh💕

  • @yahyenja6494
    @yahyenja6494 5 лет назад +83

    Inanyahay ilwaad qurux
    Iyo dumar amaantii
    Waxaad tahay ilaahay
    Idil miduu ku kooboo
    Iin ma lihid, eed ma lihid
    Sidaan aan arkaayee.
    Dadna ruux ku aaminay
    Iyo wacad ilaahay
    Midna lama illaawee
    Ha hallaynin aayaha.
    FANKA BOQRAN❤❤❤❤

  • @Osmandeck
    @Osmandeck 3 года назад +6

    Wow ish calaa hees waayo waayo Maxamed nuur giriig & sahra Ahmed jamac ayaa qaadey sanadku marku ahaa 1965 2doodaba mnta waanaga hoseyaan allaha unaxariisto Amiin yarabi 😭🥰

  • @hanadyariisow7445
    @hanadyariisow7445 5 лет назад +185

    Hamdi bilan quruxda Somali baad u tahay allow gabdhehena somaliyed inoo dhawr ♥
    Kaa dheeri job done dude 👏👏👏

  • @mustafahmed1942
    @mustafahmed1942 5 лет назад +72

    Boqorada fanka Hamdi bilan iyo mohamed kaa dheeri guuleysta❤🙏

  • @M5hn
    @M5hn 5 лет назад +32

    The only Somali female musician that I love most

  • @hanisharaf4539
    @hanisharaf4539 5 лет назад +144

    Boqorada codka muqdisho xamdi bilan wllhi cod bey ledahy weyna qurux bdn tahay masha allh 👏👏❤❤❤❤

  • @jilacow4239
    @jilacow4239 5 лет назад +374

    Heestaan waxa horay u wada qaaday alla yaa raxma maxamed nuur giriig iyo sahra Axmed abwaanka heesta sameeye waa axmed selebaan bide, 🙏

  • @nimcoanfaconline8941
    @nimcoanfaconline8941 5 лет назад +195

    Allow qofka jcyl yahay nabada qaba igu keen oo calaf igu dara insh allaha aaaaamiiin aaaaamiiin dheh zxbyaal

  • @yaslamissa7000
    @yaslamissa7000 5 лет назад +27

    It’s so beautiful to listen this brilliant song and I ❤️ to listen this song before I go to bed every night , thank you all xamda bilan and Mohamed.......... this is what’s up bro......

  • @yasminali7041
    @yasminali7041 5 лет назад +10

    Mnsha Allah fananiinta somaliyed inantan wx bay dheertay
    Qurux
    Asturnan
    Cod
    Hblaha qawananta qurux modaya yakhy ku dayda inantan xamdi bilan wxad tahy dhamays dumar😙😍 go forward😍

  • @sunrisealimoalim2952
    @sunrisealimoalim2952 5 лет назад +2

    Wlh gabadhaan waan iska jeclahay msha allh xamdi bilan ina adr waxaan kaa daawanayaa dunida 8 daad ee ugu quruxda badan dunida ee dalka .... insha allh xamar cadeey waan imaan horay u soco qurux badan

  • @zuheybabdullahi6291
    @zuheybabdullahi6291 3 года назад +6

    Wlhi fanankaan heesta meeshi laha rabay buu dhigay horay u soco wll kadheeri

  • @salimhabeshawit1810
    @salimhabeshawit1810 4 года назад +205

    I am Ethiopia Muslim but i love Somalia music & people

  • @aminaabdillahi9356
    @aminaabdillahi9356 5 лет назад +25

    From djibouti Macha allah hamdi bilan vive 🇩🇯🇸🇴

  • @haruunciise3385
    @haruunciise3385 5 лет назад +899

    Asc somalay xususnada Saliga Nabiga salalahu caleyhi wasalam scw scw scw scw scw scw scw scw💘💘💘💘

    • @macow22
      @macow22 5 лет назад +4

      Scw

    • @naimastar9366
      @naimastar9366 5 лет назад +12

      war maxaa meesha kala soo doontay saliga nabiga scw pls yuuna caro ilaahay kuku dhicin ka tirtir meesha wax kale ku badalo hadad wax dalbanayso

    • @qadrayassin9025
      @qadrayassin9025 5 лет назад +2

      Scw

    • @jugsodhacday2658
      @jugsodhacday2658 5 лет назад +2

      Haruun Ciise scw

    • @axmedwaliaadam579
      @axmedwaliaadam579 5 лет назад +3

      Scw scw💜💜💜💜

  • @nidolzack7052
    @nidolzack7052 5 лет назад +9

    Anoon Ku dhufan video ga aa aan is iri waa heesihii kadheeri ukuaoo bixi jirey wale hadii aydan noqon kuwii lahaa barteedaa dhigteen👏👏👏👌👌👌

  • @ahmedjooker3148
    @ahmedjooker3148 5 лет назад +30

    Allah haku asturo wlal gabdhow fan iyo suugaan umad kasta waaledahay blse mid waliba dhaqan Ayey ku asteeyaan sirtuna waa Asturnanta thnkx legend abdi askRi🙌🏿

    • @balqiisahukunhassan7799
      @balqiisahukunhassan7799 5 лет назад

      Ahmed Jooker umad fan ka ku jirta ooo asturan xageee ku aragtay marka

    • @ahmedjooker3148
      @ahmedjooker3148 5 лет назад

      Balqiisa Hukun Hassan Meeshan aad igaso reply garenso manad arken gabdhn ka heesasa ee asturn Ma comment ka ayunbaad so qaniintay

  • @fathumaupdimoha1110
    @fathumaupdimoha1110 5 лет назад +50

    Noocan ba Fananin laga dhahaa inad xidigaha fanka e fara ku tiriska ka mid thn lama qarin karo *KAADHERI* io *XAMDA* ❤🙏👏👏👏 Idin aaminsanahy Jawharadoyin 😘

  • @sahalomarofficial7744
    @sahalomarofficial7744 5 лет назад +18

    Masha allah cod macanaa klama dhacaan labaduba✅❤️👌👌💯
    Hamdi bilan qosolkaga ka helaa really ❤️💯

  • @shanaayagoodir3886
    @shanaayagoodir3886 5 лет назад +189

    Gapdhaha Dhuudhuban Qurux badaNaaa
    Mansh llH Xamda
    Voice 100%
    Style 100%%
    🥀🥀

    • @mohakariin9397
      @mohakariin9397 5 лет назад +3

      Hhhhh adi madhubnid miya xage jogta horta

    • @shanaayagoodir3886
      @shanaayagoodir3886 5 лет назад +3

      @@mohakariin9397
      Dhexyar paan ahay walhi omG

    • @aysaaa965
      @aysaaa965 5 лет назад +10

      Xamdi bilan quruxda habargidir bey u tahay

    • @abdullahifaid8043
      @abdullahifaid8043 5 лет назад +2

      Mansh llh

    • @darusalamshow1020
      @darusalamshow1020 5 лет назад +3

      Wale ben kuma shegin gapar an cato eheyn ciil iyo calol xumo ayey ku jirta
      Koley aniga gapar an cato eheyn marapo

  • @zaaramohamed7683
    @zaaramohamed7683 5 лет назад +25

    Waw Axsan cod iyo qurux ♥️♥️♥️♥️♥️♥️ my favorite song sidan u rabay in laso cusbooneesiiyo heestan

  • @abdirahmanmaxedjiin3560
    @abdirahmanmaxedjiin3560 5 лет назад +714

    War naagta qurx badanaa oo ninka iyo naagta isku soo bixi ogaa oo waxa wada cod macaa😂❤🙆‍♀️

  • @zeinabhersimohamed1840
    @zeinabhersimohamed1840 5 лет назад +19

    Yasalaam barteedaad dhigteen hamda bilan iyo Mohamed keep going 🔥♥️

  • @Simmran
    @Simmran 5 лет назад +14

    MOHAMED KHADEERI codkaga ayaba kaligiii soconaya runti go forward Hamda bilan stylish lady✌🖒

  • @Lio_ali
    @Lio_ali 5 лет назад +8

    Mashallah aad ban ugu faraxsanahay in xasuusti fanka somaliyeed dib loso noleeyo thanks to abdi askari for the good content 🙏🙏

  • @naciimomahamud4590
    @naciimomahamud4590 5 лет назад +2

    Qurudu ma aha qawnan nagaha isqawiya arka side uxijaban thy o ey uqurxan thy hore usoco walashey xamda

  • @thecatonacouch9371
    @thecatonacouch9371 3 года назад +10

    Wow wow wow I can believe it I didn’t see it before this sound sound very beautiful this is amazing guys I love it 2021🙏🙏🌸🌸🙏🙏

  • @bestman3651
    @bestman3651 7 месяцев назад +5

    Only peace is missing in Somalia. They do have good music, good people, and beautiful ladies. Oh God, grant them peace. One day, Insha'Allah. From Tanzania ❤❤❤❤

  • @mohameddeek2857
    @mohameddeek2857 5 лет назад +21

    Mansha Allah Hamdi bilan waa haweenkii 100 ka geela iyo qoriga laga dhibi jirey
    They made the song Soo nice by their talent of acting

    • @saynabsalaad
      @saynabsalaad 2 года назад

      Anigu nio xamda tagee ninka kama hele

  • @ahmedadan9663
    @ahmedadan9663 5 лет назад +9

    Qurux badana qoftan ma ila argten ❤️iyo codka macan wiilka ka daran ❤️😄

  • @haytamhirey7211
    @haytamhirey7211 5 лет назад +8

    War gabadhu cod macaa m.a
    Heesta sanadka kadheeri iyo xamda keep going 💕🙏

  • @quruxsaninamohamed8108
    @quruxsaninamohamed8108 5 лет назад +29

    Dhexyar waa gbr dagan io kadheeri msha allaah

  • @amcshi2037
    @amcshi2037 5 лет назад +1

    Sahro Axmed jaamac iyo maxamed Nuur ilaaheey ha u naxariisto ayaa hestaan ku xasuustaa . Gabadhan iyo wiilkana masha allh . Hala soo nooleeyo fankii horay waad mahadsantahiin

  • @Yaseenhaji2315
    @Yaseenhaji2315 4 года назад +33

    They have the best talented
    We love our singers
    Keep in mind
    Somalia ha nolato

  • @bisharalasat5129
    @bisharalasat5129 4 года назад +8

    Mohamed kadheeri nd Hamdi Bilan, well done. Good performance keep going

  • @suusuu2102
    @suusuu2102 5 лет назад +55

    Bilicsanaaa xamar cdy ilahoow Nbd inoosiyadi yaa rab✊✊❤🇸🇴🇸🇴💖

  • @rayaancaamir9620
    @rayaancaamir9620 5 лет назад +16

    Maxamed kadheeri boqorka codka🥰❤️big fan inaan u ahay maloo sheegay✨😉 boqorada Xmar xamda bilan guuleso xbbty😍😘

  • @nuursiyaasi8131
    @nuursiyaasi8131 5 лет назад +6

    Qalanjo haddii jirto waa xamdi bilan xaqiiqda lama qari karo wlhii masha allah waa ii deeqdey run ahaantii uuuuumac xamdi bilan

  • @zupeerabdirahman1689
    @zupeerabdirahman1689 5 лет назад +32

    Hamda Bilan Quruxda sanadka Faniinta Inbti horrey usoco noogu imow lkn wadmada qalaad wll shrf

  • @AlfaMediaGroup
    @AlfaMediaGroup 5 лет назад +1

    Xamdi bilan iyo Fanaankaan Heesta Aad ayey ukeeneen Halkeedii ayey dhigeen muuqaal Quruxbadane waa Laga Duubey { Heesta Ugu shidan 2020 }

  • @MZRUSCKUTA
    @MZRUSCKUTA 5 лет назад +7

    Waxaan kuxushtay hablaha xamar iney yiheen hablaha ugu wanaaga badan ayey katurjumaysaa... Alllow anooo inan reer xamaraa ujeedoo yaan kudhicin soomaaliweynta kali.. Aaameen...

  • @bashirnoor8636
    @bashirnoor8636 Год назад +1

    I rate this song 10/10 .For my bro Mohamed khadeeri all your songs are top hit including the one you have singed with sacdiyo siman, ……..thank you

  • @Missabdiy
    @Missabdiy 5 лет назад +240

    Her smile is beautiful Masha allah, the boy is good looking as well and obviously they killed it beautiful song😍

    • @zainababdi9185
      @zainababdi9185 4 года назад +8

      Exactly shes so beautiful hamdi and amazing voice she got these guy so cute as well nice collaboration masha Allah

    • @mohamedkeinan859
      @mohamedkeinan859 4 года назад +6

      That is right aha

    • @queenfaiza8564
      @queenfaiza8564 4 года назад +4

      @@mohamedkeinan859 qllllll

    • @Qaali-el3qr
      @Qaali-el3qr 4 года назад +1

      @@mohamedkeinan859 2

    • @mjamjama7013
      @mjamjama7013 4 года назад

      @@mohamedkeinan859 a

  • @mohankunaye2377
    @mohankunaye2377 5 лет назад +2

    Aniga iyo Maxamed Khader aad ayaan u mudan nahay
    iyadu waa qurux badan, qurux badan oo soojiidasho gabar wow felicitation gacaliye xamdi😂😂😂😂😂😍

  • @xamdi9142
    @xamdi9142 3 года назад +2

    Hestan nairobi wil jibsi gada aya wuxu kashidijiray tivi ama TV 📺 daqiqad walba ankaso gadanayo jibsiga hestan oo ushidan markas waxan jecla ina daqiqad walba kaso gato lacagtu iga dhameyey hhh iyo qof walbo xafada jibsi raba keen ana kudonaye oran jiray cajiib 2020 alhidaya

  • @cllhiaadam3428
    @cllhiaadam3428 5 лет назад +27

    Gabdhaheena boqortoyo waaye ilahey ayaa qurux ku maneystay wlh masha allah

  • @maxamadsaciid5961
    @maxamadsaciid5961 4 года назад +6

    I m from canada .even I don't undrstan it.soo laabo Somali ban kula ahay kkkkkk ha idhaafin

  • @mjdalab9056
    @mjdalab9056 5 лет назад +2

    Kadhwri wan jecela haya wlhi waxu ku macan yahaya bila music inu ku heso 😘😘😘😘😘😘 xamdi bilan xigigta xamar

  • @mohamudadow3808
    @mohamudadow3808 5 лет назад +50

    My two favorite musicians,Handsome and beauty combined results this two.

    • @suleqoyusufadensiman4904
      @suleqoyusufadensiman4904 4 года назад +1

      ❤❤❤❤❤💞💞💕💔💗💞💞💞❤❤❤💞💞💞💞💞

  • @xurriyo16
    @xurriyo16 5 лет назад +207

    Wlhi sida dadkii hore bey u heesayan no niiko iyo is taataabasho labo aan kala dhicin weeye 🇩🇯🇸🇴❤❤❤😍😘😘

    • @jtc7961
      @jtc7961 5 лет назад +8

      Marka codkaada ku kalsoontahay waa iska sidaan🙌🙌

    • @zaynababdihd4467
      @zaynababdihd4467 5 лет назад

      Queen Araweelo hhghhhh

    • @mowliidabdullahi859
      @mowliidabdullahi859 5 лет назад +1

      Sax weeye wale waa ila aragtey walaal

    • @xalaaw0chanat694
      @xalaaw0chanat694 5 лет назад +4

      Dadkii hore qaar baa is taataaban jirey oo niikin jirey kana darnaa qaarkood dhalinyarada hada

    • @farxiyocumar6735
      @farxiyocumar6735 5 лет назад +1

      Masha allah cudeeheysaa walhi

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 5 лет назад +18

    Xamda qurux iyo muqdisho qurux allow idin barakee masha allah 😍😘😘

    • @kamallali2255
      @kamallali2255 5 лет назад

      Mambo

    • @kamallali2255
      @kamallali2255 5 лет назад

      Mambo

    • @normalisebeenbusy
      @normalisebeenbusy 5 лет назад

      @@kamallali2255 hapa yote wana ongea somali nawewe kwanini una ongea kiswahili😠 wewe ni somali ongea somali ama toka Devil yahow❌

  • @daganhaajibarre1926
    @daganhaajibarre1926 5 лет назад +15

    Xamda xabibtii ❤️♥️💯👌masha Allah so sweet voice bilaney 😘😘👌👏keep going queen 👑 ❣️

  • @mukhtaratoosh5490
    @mukhtaratoosh5490 5 лет назад +9

    wlhy ta yar way maraysaaaaa manshlh
    dhererkeeda ,quruxdeeda iyo codkeeda fananad sidaasa ma jirto maanta
    horay u soco hamda
    horay u soco pro adna cod dahabiya lee daheeee

  • @ifraah123faisal5
    @ifraah123faisal5 5 лет назад +133

    Alla meshan saa uquruxbadan ma xamar ayey ku dhextaal wow my country I wish with peace

    • @ruunruuhi1762
      @ruunruuhi1762 5 лет назад +10

      Ifraah 123 Faisal yes abaayo this is the capital city of somalia 🇸🇴 Mogadishu

    • @wadani2015
      @wadani2015 5 лет назад +1

      Ifraah 123 Faisal maya jigjiga

    • @DeeqaNadar4222
      @DeeqaNadar4222 5 лет назад +1

      Hotel Elite Beach view waaye

    • @aysaaa965
      @aysaaa965 5 лет назад +4

      kadar adem xamar waye benta dhaaf

    • @ismacillapasta138
      @ismacillapasta138 5 лет назад

      Ku so laawo dalkada

  • @zucaadinappeh6980
    @zucaadinappeh6980 5 лет назад +66

    Maxamed kadheeri nin an heesihisa jeclhy dagananshaha 100% codka 100 % stile 100% wax qaban karo malahan ninkaan horay u soco hees u qaday o an tan kale ka macaneyn ma arag xamda gabar nasap ah ayadana kama dhacdo 😍😍😍😍horay u socda

  • @muxsinxuseen
    @muxsinxuseen 5 лет назад

    Axyaa cod daganaan style bilan&kaadheri xfdhllh si wngsn ba ugu so baxden sida kuwa jirkoda no xayeysiyo uma so heesin 👏🌹👌
    AUN fananinti horay uqaday
    M/med nuur gariig&quruxdii fanka Sahra Axmed jamac 😢😢😭😭

  • @naciimomagamed9386
    @naciimomagamed9386 5 лет назад +5

    Waaaw what a voice labadaan fanan💯💯🌹🌹🌹🌹🌹 waa kabaxsadeen inkastoo music cusub lasaaray and walalkeey Abdi Askari love 💓 from us

  • @mohamedjamir1
    @mohamedjamir1 3 года назад +1

    M.a labo fanaan oo aad u degan weeye kuwa isku dhagdhaga waan necbahay

  • @أناأحبكیاأمی-ق4ظ
    @أناأحبكیاأمی-ق4ظ 5 лет назад +3

    wlh gawan weey iga gadan tahay baayo allha kuxafiido quruxdad iyo codkadad mcn nolawa😍😍😍😍

  • @daruurofficialtv
    @daruurofficialtv 5 лет назад

    HESTAN XASSUUS BEY I GALISAY .......ABDI ASKARI THNK U SIDAA U WADO HOOSHA KEYDKA UMMADA SOMALI WAA MUHIIM IN UPDATE LAGU SAMEYO........SIDAANOO KALE HA LA BADIYO INSHALLAH MURTI WA TII HORE RUNTI.......KEEP GOING

  • @nimcoduran5974
    @nimcoduran5974 5 лет назад +15

    Mansha allaah wllkay kaadheri iyo wlshay xamda bilan xamdi waa gabar xishood badan ogna inay marwo tahay

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 5 лет назад +1

      miya la qaba wa gabadh maryaha isku celisa oo jirkeda iyo qorteda diida in meel ka bananadan

    • @hafsobintii5146
      @hafsobintii5146 5 лет назад

      Haa m.a

    • @hafsobintii5146
      @hafsobintii5146 5 лет назад +2

      @@rock_diamond9475 Ha marwo wye m.a illhey fanka haka hanuuniyo wllshey

    • @nimcoduran5974
      @nimcoduran5974 5 лет назад

      Haaa wala qabaa

    • @soomaalimanintheworl2330
      @soomaalimanintheworl2330 3 года назад

      @@nimcoduran5974 masha Allaah waan Hungureeyayba miyaa la qabaa.🙈😅

  • @mariama7878
    @mariama7878 4 года назад +7

    Ninku qurux badana masha Allah Allow nin sas uqurxan o sidaas o kale iso jaleeca🥰

  • @omarteachoofficial8346
    @omarteachoofficial8346 5 лет назад +5

    Kadheeri io bilan waa dad igu qalia😍😍 hore usocda

  • @mceeri7238
    @mceeri7238 5 лет назад +4

    Maxamed Nuur Giriig
    Zahra Axmed Jamac
    Labadooda Allah Ha U Naxariistee
    Reer Sanaag Bay Ahayen
    My Region Sanaag

  • @brotherjameel7492
    @brotherjameel7492 4 года назад +7

    Eraydii Abwaan Axmed saleeb bide waqooyiga somalia halo daayo dhaqan iyo murti ba

    • @Jaamac-dn2iu
      @Jaamac-dn2iu 9 месяцев назад

      😊❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @qalbiuroonsidahooyadeed2113
    @qalbiuroonsidahooyadeed2113 5 лет назад +4

    💯👌 miro. Cod iyo Aqlaaq.
    Maha kuwa Horey iyo Gadaal
    iska ruxo ayagoo Miro iyo cod
    Lahayn. Qalanjada Qarniga iyo
    Wiilkeena oo ka yaraysan🇸🇴💙

  • @ashqanhabib7745
    @ashqanhabib7745 5 лет назад +17

    Mohamed iyo hamdi waan uriyaaqy
    Hore usoco Abdiazkari Tube😍

  • @shamuuqmedia2119
    @shamuuqmedia2119 4 года назад +20

    Yaaila arkay daqiiqada 3:03 gebedha sidey dhexda uqabsanee Oh!! Appreciate it

    • @abdullahiumal5489
      @abdullahiumal5489 4 года назад

      Anaa kula arkay wlhy kkkk sida yaree quruxda badan

  • @abdifatahmohamud6791
    @abdifatahmohamud6791 5 лет назад +83

    Gabdhaha HG qurux illahey ugu deeqay msha allh 🥰🥰🥰🥰💚💙

    • @naimakassim6406
      @naimakassim6406 4 года назад +1

      Yeah 💋💋🔥👑

    • @geletoz
      @geletoz 4 года назад +1

      Daanyeero weey u egyiin fir mooryaan

    • @SaraMohamed-bn8ry
      @SaraMohamed-bn8ry 4 года назад +6

      @@geletoz shuboooy maseer u dhimo naaga tahy was😜

    • @geletoz
      @geletoz 4 года назад

      @@SaraMohamed-bn8ry maxaa hg dhahdeen dee? Somali hada dhahdid waa iga gar lahaan lahayd. Gabar somali maxay idiin jirtaa?

    • @ahmedhani6670
      @ahmedhani6670 4 года назад

      Waa Gabadho Somaliyeed somaha

  • @issasuleiman5404
    @issasuleiman5404 7 месяцев назад +1

    ❤❤❤❤❤ , thanks Mohammed Kadheeri ,Good song , Warm greatings from your funs from Kenya country , Murang,a county ,,,

  • @ghettoangel7740
    @ghettoangel7740 5 лет назад +5

    Masha Allah waa lawa qof o aad u quruxbadan 😍

  • @fahiimacosoble1675
    @fahiimacosoble1675 5 лет назад +2

    Xambi bilan io maxamed kadheri waad isku so baxaysaan keep going hees kle qurx bdn idiin ka sugeynaa m.a

  • @karanaden9741
    @karanaden9741 4 года назад +4

    hestaan xasuus wyn bay igu leedahay waxan ku xasuusa qofkii ibaray allh wax ku dhiba kuma tuso ''MARI XP '' i miss u soo much lkn ....................28 may

  • @kandarabi927
    @kandarabi927 4 года назад

    Gabadhan Xamdi ah naftayda wixii ay dembi ka gashay oo dhan dar ilaahay baan u cafiyayaa. Mar allaale Iyo mar kastoon arkaba meel uun bay i dhaqdhaqaajisaa.Taana iyadu khaladkeedaba malaha markaa maba garanayo waxaan ku haysto illa iminka!

  • @khalidabdirahmansheikh586
    @khalidabdirahmansheikh586 5 лет назад +10

    War heede Kadeeri cod macaana Xamdi iyaduna Qurux badnaa Oo lawaduba iskusobixi ogaa😍😍

  • @DjMustafe
    @DjMustafe 5 лет назад +2

    masha allah codka
    erayada
    duubista
    muqaalka
    gabarta
    kuli waa kabaxsateen gabar qosol qurxoon

  • @somalitv9331
    @somalitv9331 5 лет назад +63

    5:25 Siduu u eegayo qurux badna!😱😘

  • @qaysyare1784
    @qaysyare1784 5 лет назад +1

    Xasuusti sahra axmed iyo maxamed nuur gariig way soo dhaweeyeen inkastoo deel qaaf badan ku jiro lkn hobaldaas wax kale ayay ahaayeen

  • @TrendTrove22
    @TrendTrove22 5 лет назад +4

    Maxamad Maxamuud khadheri isku fasal baan ahan jirnay waaa uuu gaarisa joogi jiray.2011 ayeey aheed. ala muxuuu heesaha dgeysanjiray. Ilen ninka fanaan nimo wadadeedha ayuu hayeeee.

  • @nimcocali1371
    @nimcocali1371 5 лет назад +1

    Xamda bilan boqoradeydii farxada kugu jeclahau codkaguna waa dahabi runtii boqorada farxada marka xafladaha ku aragto xita xmdi bilan qof kibir badan wana iska faraxsan thy tagerahedana wey jeceshahay masha alah💋💋💋💋💋💋🇸🇴🇸🇴🇸🇴💜💜💜💜💜💜💋💋💋👌👌👌👌👌👌💋💋💋

  • @dheymaanluula1087
    @dheymaanluula1087 5 лет назад +17

    Walhi nin shidan hees shidan cod macan one love nagaha catada ❤❤❤❤👑👑🔐

    • @fatimaabdinour2703
      @fatimaabdinour2703 5 лет назад +3

      Gabadha iny shidantahy mxa uga boody hhhhh

    • @canabcumar1434
      @canabcumar1434 5 лет назад

      @@fatimaabdinour2703 haku fagan yqy xarifka Lee ka heshay Moho wilashaba ayada Lee amanoyane ayadana ha amanto wilka ka qaley

    • @mohakariin9397
      @mohakariin9397 5 лет назад

      @@canabcumar1434 hhhhhhhh wax garad baaraka allh

  • @mayowaadama
    @mayowaadama 5 лет назад +2

    maasha allaah cod mcn iyo inan qurxoon iyo kaadheri oo inaba caadi aheyn allow ino daa

  • @suldaanofficial1927
    @suldaanofficial1927 5 лет назад +248

    𝗦𝗢𝗠𝗔𝗟𝗜 𝗠𝗘𝗘𝗟 𝗪𝗔𝗟𝗣𝗢𝗬 𝗝𝗢𝗢𝗚𝗔𝗡 𝗪𝗡 𝗜𝗗𝗜𝗡 𝗦𝗔𝗟𝗔𝗔𝗔𝗠𝗔𝗬

  • @abdinur8335
    @abdinur8335 5 лет назад

    waa mid loo baahan yahay in dib loo soo nooleeyo heesihii hore oo ahaa kuwo murti ku jirto,ahna mid ka turjumayay dhaqankii somaaliyeed iyo waqtigaa markaa la joogo iyo waqtiga soo socda,hadaba anniga aad baan u taageerayaa in fanaaniinta da'da yar in ay dib u soo nooleyaan,annigoo Mr,Ciil-Tire,kuna nool magaaladda Burco

  • @qanciye5249
    @qanciye5249 4 года назад +15

    Maashaa allaah Gabadhaan dhoolacadeynteda iska jeclahay ❤️ wakutaa

  • @mohahappy6586
    @mohahappy6586 5 лет назад +1

    Mansha Allh Hamda Bilan Wlahy Nacab kuma halelo Farxada nah Alle haku ziyaadsho Noloshuna kuma ciisho abid

  • @queenyismail5158
    @queenyismail5158 5 лет назад +12

    Wooow🙏❤Dadna ruux ku imanay iyo wacad ilahay midna lama ilaawe laba fanaan an kala dhicin

  • @maxamedibraahimyuusufshida2970
    @maxamedibraahimyuusufshida2970 5 лет назад +1

    innaba caaadi maaahan fanankan maxmed kaadheeeri waaa naga yaaaban yhy horey u soco fananka reer kismaaaayo

  • @RashidBai-e1n
    @RashidBai-e1n 3 месяца назад +8

    Form Bangladesh ❤

  • @fatumaosman680
    @fatumaosman680 5 лет назад +2

    Hamda bilan love kuguahay quruxley ayatahy MashaAllah......wad iskubaxaysan runti

  • @drahmedmohamedyusuf4603
    @drahmedmohamedyusuf4603 4 года назад +5

    Noolaada soomali weyn meelkasta aaad joogtaan nabad iyo baraare allha idin yeelo

  • @owlaadjacayl4290
    @owlaadjacayl4290 5 лет назад +20

    Mohamed kaadheeri waa nin alle cod siiyay maasha allaah 😍
    Hamdi Bilan ayaduna waa dhag💯
    Daganaan bay ku dhaftay dumarka heesa qarnigan✅
    Heesta si wacan bay labada hobol uso dhaweyeen kiib gowingi

  • @asmaacadey857
    @asmaacadey857 5 лет назад +24

    I love wen she smiles 🥰

  • @khadarabdilahimohamed2849
    @khadarabdilahimohamed2849 5 лет назад +1

    AUN mohamed nuur giriig waa fanaantii waaberi ee soo gaadhay 2000 waxaa maydkiisa laga keenay carbaha waxana laga soo dajiyaya magaalada berbera waxaana wuu dhinty 2004 waa fanaaanka kaliya ee heesta uu qaaday dhibty heestii dayaxa isagoo sariir jiifa ayuu dayaxii dhibay aun mohamed fanaanka kaliya ee warsan gali ahaaa

  • @ICONICballers
    @ICONICballers 4 года назад +9

    Her voice is gorgeous ❤️👌

  • @faisalabshir2999
    @faisalabshir2999 5 лет назад +2

    Xamdi bilan nurka fanka xamar iyo quruxda hablaha. Hore u soco 😍😍😍